Danjiraha Maraykanka ee Qaramada Midoobay, Nikki Haley ayaa sheegtay in ay Qaramada Midoobay hor gayn doonto qaraar cusub oo ka…
Dowladda Canada ayaa lagu wadaa inay soo saarto raaligelin iyo magdhw la siinayo Cumar Khadr oo horey uga mid ahaa…
Diyaaradda Emirates Airline ayaa sheegtay in duulimaadyadeeda Mareykanka loo fasaxay kumbiyuutarrada laptopka ee boorsada lagu qaato. Bishii Maarso, Mareykanka ayaa…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xukuumadda Itoobiya ay u ballanqaadday inay ku wareejinayso maxaabiis Soomaali ah oo 120 ka badan,…
Kuuriyada Waqooyi ayaa bilooyinkii dhawaa sare u qaaday tijaabinta kantaalaada, taasoo gobolka ka dhalisay xiisad. War qoraal ah oo ay…
Dawladda Djibouti ayaa ka codsatay ururka Midawga Afrika inay goobjoogayaal u diraan xuduudda muranku ka taagan yahay ee dalkaasi la…
Wakhtigii markii hore loo qabtay Qadar si ay u aqbasho shuruudahan ayaa ku ekaa Axaddii. Shuruudahaas 13ka ah waxaa ka…
Hay’addu waxay sheegtay in Suudaanta Koonfureedna laga soo sheegay tiro aan caadi ahayn oo daacuun uu ku dhacay. Dadka daacuunka…
Lars Stindl ayaa goolka qura ee ciyaarta dhaliyay ka dib markii uu Timo Werner uga faa’iideeyay khalad ka dhacay Marcelo…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku sugan wadanka Maali, halkaasi oo uu kaga qayb galayo shirka amaanka oo uu la…